Meherada Blink Herbal Store and Cosmetics

Region, Somaliland
Published 6 days ago
ID #1066
1 - 1 of 4
Check with seller
Meherada Blink Herbal Store and Cosmetics
Region, Somaliland,
Published 6 days ago

Description

waxay idiin haysaa adeegyada caafimaadka ee dabiiciga ah aad tayo yadoo u sarayso
ma ka cabanaysaa dhammaan xaaladahan hoos ku xusan
1, cilada caloosha
2, macaanka
3.lafo xanuunka /curuuqda
4,naqaska/ xiiqda
5, daalka ,
5,warwarka/nasasho la,aanta
6,jidh xanuunka
7,khalkhalka caadada
8,raganimo la,aanta
9, kansarka fiixaha soo baxa
10,dhabar xanuunka
11, subuga xamaytida
12'boog calooleedka
13,dhibaatada ilkaha,dhiikarka
14,misaan dhimista jidhka
15,Nafado la,aanta
16'Arraga indhaha
17, fahanka deganaasho la,aanta
18, Baabasiirta/gudo iyo dibadaba kalyo xanuun
19,finanka,
20, qolofta fuusha
21, wajiga haaraha
22, madmadowga , indhaha hoostooda oo madow yeesha
23, mililka soo baxa , duubduubka wajiga
ilaalinta quruxda jidhkaagu waa qayb ka mid ah jiritaaankaaga ma ka
cabanaysaa miisaanak sida
1, caloosha oo xaydh leh
2, miisaanka oo badan
3, miisaanka saa id ah oo dhibaato ku haya caafimaadkaaga dhammaan waxii
lagu furdaamin lahaa waxad ka helaysaa shirkada A-Z General meheradu
waa suuqa wayn ee hageisa fadlan ha moogaan
waxay ku taala dabaqa cimaaratu Baraka u dhow istaanka basaska ee xero-awr flood labaad waxii intaa dheer kala xidhiidh
telefoonada hoos ku qoran
Share by email Share on Facebook Share on Twitter Share on Google+ Share on LinkedIn Pin on Pinterest

 

Contact seller

    Private person
    Registered on 16. Aug 2017

    Comments

    Question? Need more information? Want to ask question? Add new comment...
    Ask questions related to this listing only.
    Comments are moderated.
    Add new comment
    Check with seller
    Contact seller 063-4001217- 063-4113159-063-449xxxx

    Seller's info

    Private person
    Registered on August 16, 2017

    Listing location

    Region, Somaliland